(Sawirro) Kulan looga hadlay wacyigelinta Kansarka Naasaha oo lagu qabtay Isbitaalka Dalmar

Kulan wacyigelin ah oo looga hadlayey halista iyo ka hortaga Kansarka ku dhaca Naasaha ayaa lagu qabtay Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar (Dalmar Specialist & teaching Hospital) ee Magaalada Muqdisho. Waxaa kulankan ka qeyb galay dhaqaatiirta Isbitaalka Dalmar qaarkood, howlwadeeno ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka, qaar ka mid ah ardayda Jaamacadaha dalka iyo marti sharaf kale. … Continue reading (Sawirro) Kulan looga hadlay wacyigelinta Kansarka Naasaha oo lagu qabtay Isbitaalka Dalmar